Xuseen Nuuriyow oo soo qaaday hees jawaab u ah Heestii Wadada Ku Qul Qul

Fannaanka Xuseen Nuuriyow oo ka mid ah Fannaaniinta Somaliyeed ee Qaaradda Yurub ku nool, ayaa waxa uu soo qaaday hees cusub, oo jawaab u ah heestii Farxiya Fiska ee Wadada Ku Qul Qul.

Heestan oo loogu magac daray (Is qabooji), ayaa waxaa sameeyay Xuseen Madoobe, waxaana ku luqeynaya Fannaanka Xuseen Nuuriyow, iyadoo Muusikadana uu u tumay Axmedweli Ibraahim (Furinle).

Dhageyso: Heesta cusub ee Is qabooji


Nagala soo xiriir
dhacdo@gmail.com ama
dhacdo@hotmail.com