Home Dhacdooyinka Xamda Queen (Qalbi Daadka Caashaqa) Official Song 2015

Xamda Queen (Qalbi Daadka Caashaqa) Official Song 2015

Qalbi Daadka Caashaqa waa hees cusub oo sanadkaan ay soo qaaday Fanaanada Xamda Queen, oo ka tirsan Xidigaha Geeska Afrika, oo Xaruntoodu tahay Magaalada Hargeysa.

Miraha heestu waxaa sameeyay Abwaanka magaca baxay ee C/laahi Xasan Ganey, laxankana waxaa saaray Daauud Xanfar, iyadoo Axmed Weli uu isna u gaaracay muusikada.

Heesta Qalbi Daadka Caashaqa, ayaa ah mid galkaceyl uu xambaarsan yahay, Fanaanaduna waxay muujineysaa xarakaat ku aadan macnaha heesta.

Daawo Heesta: Qalbi Daadka Caashaqa

SHARE