Home Wararka Maanta Xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka oo digniin u diray Doomaha iyo Maraakiibta

Xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka oo digniin u diray Doomaha iyo Maraakiibta

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka ayaa digniin kama dambeys ah u diray Doomaha iyo Maraakiibta lagu raro Dhuxusha, kadib war qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Xeer ilaalinta.

Wixii xilligan ka dambeeyo Dowladda Somaliya ayaa kula wareegi doonto sifa Sharci ah Doomaha iyo Maraakiibtaas hadii aysan ka waantoobin Dhoofinta Dhuxusha Somaliya.

SHARE