Home Dhacdooyinka Sabiriin Muuse (Wadada Ku Qul Qul) Part II 2015

Sabiriin Muuse (Wadada Ku Qul Qul) Part II 2015

Sabiriin Muuse oo ka mid ah Fannaaniinta Somaliyeed ee Qaaradda Yurub ku nool, ayaa waxay soo qaaday hees cusub, oo u muuqato inay tahay qaybtii labaad ee heestii ahayd (Wadada Ku Qul Qul).

Heestani oo loogu magac daray (Hadaba Dhaqaaji), ayaa waxay daba socotaa heestii Wadada Ku Qul Qul, oo dhowr heesood oo kale looga soo jawaabay. Heesaha loogu soo jawaabay waxaa ka mid ah heestii (Game Over), oo uu ku luqeynayo hobolka Ilka Case Qays, oo Waqooyiga Mareykanka ku nool.

Hadaba Wadada Ku Qul Qul, ayaa waxay u muuqataa mid silsilad oo kale, oo jawaabo deg deg ah laga soo bixinayo.

Dhageyso: Qaybta labaad Wadada Ku Qul Qul.

SHARE