Idil Barkhad Hees Cusub (Aroos) Official Song 2015

Fanaanada Idil Barkhad oo ka mid ah fanaaniinta Somaliyeed ee sanadihii ugu dambeeyay soo shaac baxay, ayaa waxay markaan soo qaaday hees cusub oo aroos ah.

Heestani waxaa loo sameeyay muuqaal qurux badan, waxaana ereyada, laxanka iyo codkaba iska leh Idil Barkhad, iyadoo uu muusikadana u tumay C/wahab Cantar Naaji.

Daawo Heesta: Aroos


Nagala soo xiriir
dhacdo@gmail.com ama
dhacdo@hotmail.com