Hees cusub oo loo qaaday Ciidanka Xooga Dalka (Daawo heesta)

Abwaan Naaji Axmed Cilmi, ayaa waxa uu hees cusub uu u sameeyay Ciidanka Xooga Dalka. Heestan waxaa loogu magac daray (Gargaar Caafimaad).

Kooxda Deegaan oo ka dhisan Magaalada Muqdisho, ayaa ku luqeynaysa heesta. Heesta Gargaar Caafimaad waxay soo jiidan doontaa dhegahaga.

Gargaar Caafimaad, ayaa waxaa laxanka ku fara yareystay Cabdi Maxamed Xasan (Heelo), sidoo kalana waxaa muusikada u tumay farsama-yaqaanka weyn ee Yuusuf Cali Allaale (Yuusuf Subxaanyo).

Daawo: Heesta Gargaar Caafimaad


Nagala soo xiriir
dhacdo@gmail.com ama
dhacdo@hotmail.com