Home Dhacdooyinka Hees cusub oo daadis ah (Love Maran 2015)

Hees cusub oo daadis ah (Love Maran 2015)

Love Maran waa hees cusub oo ay ku luqeyneyso Fanaanada Ubax Daahir (Ubax Fahmo). Waxayna heestan ka mid noqotay heesaha sanadkan la soo qaaday, kuwooda ugu soo jiidashada badan.

Ereyada heesta waxaa iyo laxankaba waxaa sameeyay Cabdi Xasan (Hillaac Dheere), iyadoo muusikadana uu u tumay Yuusuf Cali Allaale (Yuusuf Subxaanyo).

Daawo: Heesta Love Maran

SHARE