Home Dhacdooyinka Farxiya Fiska (Iga Quuso) New Song 2015

Farxiya Fiska (Iga Quuso) New Song 2015

Farxiya Fiska oo ka mid ah fanaaniinta Somaliyeed ee Qaaradda Yurub ku dhaqan, ayaa waxay markaan soo saartay hees daadis ah, oo ay ugu magac dartay (Iga Quuso).

Iga Quuso waxay durbaba noqotay mid soo jiidatay dhegaha bulshada Somaliyeed, iyadoo ay dhegahaagu jecleysanayaan dhageysiga heestaasi.

Dhageyso heesta Iga Quuso.

SHARE