Maqaalo

10-Caqabad oo Farmaajo ka hortaagan in uu noqdo Madaxweynahii loo baahnaa

10-Caqabad oo Farmaajo ka hortaagan in uu noqdo Madaxweynahii loo baahnaa

Lix iyo Toban(16)-kii sano ee la soo dhaafay waxaa madaxtooyada(Villa Somaliya) soo maray Madaxweynayaal badan, marka laga reebo Protocol  iyo magac u baxay, ma jirin Madaxweyne ku guuleystay soo celinta dowladnimada Somaliya, ma jirin Madaxweyne ka shaqeysiiyay dhammaan hey’adaha dowladda, arrintaas oo in la gudbo waxaa ay u baahan tahay Madaxweyne aan caadi aheyn iyo […]

Faa’idooyinka ay dhirta beeristeedu ay u leedahay deegaanka

Faa’idooyinka ay dhirta beeristeedu ay u leedahay deegaanka

Beerista  dhirta waxey sabab u noqtaa in la dareemo saxansaxo udgoon oo caafimaad iyo raaxo leh. Dhirta-beeristeeddu waxay lagama-maarmaan: U tahay in la sii wado isu-dheelitirka deegaanka, Dhammaaan jiritaanada nool waxay si-uun ama siyaabo kale ugu tirsan yihiin dhirta. Habab tiro badan, ayey dhirtu-tabarteedda, hab-dhismeedkeeda iyo adkeysigeedba waxtar badan ugu samaysa degaanka. Dhabtii, ku beeridda […]

FAALLO: WIXII AAN KA BARTAY MUQDISHO IYO CIYAARTII FINALKA -BY Muna Yusuf Sakiin.

FAALLO: WIXII AAN KA BARTAY MUQDISHO IYO CIYAARTII FINALKA -BY Muna Yusuf Sakiin.

Saacadu waxay ahayd 3:00pm galabnimo,waxaan usoo baxay ka qeybgalka finalka cayaaraha maamul goboleedyadda oo isbuucii labaad kasocday magaalada Muqdisho. Waxan si nabad ah kusoo gaaray garoonka ay cayaartu ka dhaceysay ee Stadium Benadir (Garoonka Koonis). Cayaartoyda ayaa dhameystay hardanka qeybtii koowad ee cayaarta, kadibna galay 15- daqiiqo oo nasasho ah. Xilligaasi ayaa aniga oo socda […]

Dalka Soomaaliya waxa leh Hal Qowmiyad oo la yirahdo

Dalka Soomaaliya waxa leh Hal Qowmiyad oo la yirahdo

Markii ay bur burtey Dowladdii Soomaaliyeed ee Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre Sanadkii 1991 bishii January waxa Soomaaliya ka dhacay dagaal Qabiil oo ku saabsana Xukun doon taaso keentay in Qabiil walba uu urur ama jabhad siyaasadeed yeesho, Haddii aan wax ka sheego Qaar ka mid ah Jabhaddii Dalka soo maray 1991 – waxaa ka mid ah sidaan soo […]

Aragtida NDP iyo doorashada sanadka 2016

Aragtida NDP iyo doorashada sanadka 2016

HORDHAC Somalia waxaa helay dib u dhac saameeyay dhamaan haykalkii dawlladnimo iyo hannaankii geddi -socodka hore umarkii shacabka. Saddex sano ayaa laga joogaa wakhtigii Somalia ay ka baxday ku-meel gaarnimo. Affartan iyo Todoba sanona waxa laga joogaa wakhtigii ugu dambaysay ee doorasho xor ah Somalia lagu qabto. Laga bilaabo 1977 Somalia waxay soo martay marxalado […]

Midnimooy miyaan kaa maarannaa?

Midnimooy miyaan kaa maarannaa?

Midnimo asal ahaan, waxey ka abuurantaa oo ay ka soo dhex billaabataa lab iyo dheddig is jeclaaday oo is xod xodasho ka dib ku heshiiyay in ay guri iyo guur xalaal ah dhisaan noloshana lammaane ku wadaagaan. Dhismaha qoysku waa halka ay midnimadu ka soo taranto maxaa yeelay qoyska oo tarma waxaa ka dhasha qaraabo […]

Doorasho ma dhici karto 2016 waa la sugaayay

Doorasho ma dhici karto 2016 waa la sugaayay

Waxaan jeclaystay inaa is dultaago arrintii Talaadadii (28/07/2015) ee Xukuumadda iyo Baarlamaanka Soomaaliyeed ku sheegeen in ay isla meel dhiggeen qodobo khuseeya doorashada Baarlamaan iyo Madaxweyne ee 2016, qodobaddaas oo sidaan u qoran: 1- Labada gole ee dowladda waxay isla garteen oo ay isku raaceen in sanadka 2016 dalka ka dhici karin doorasho hal qof […]

Dalka Yemen: Macaluul iyo gaajo marti ma isu noqdeen!

Dalka Yemen: Macaluul iyo gaajo marti ma isu noqdeen!

Duqeymaha cirka ee ay diyaaradaha xulafada Carbeed ee uu hormoodka u yahay Sacuudiga iyada oo ay galeen todobaadkii 4-aad ayaa waxa la sheegayaa in ka badan 6 boqol oo shacab ah in ay ku naf waayeen dagaalada,  halka kumanaan kale oo ku dhaawacmay ay dhakaatiirtu la daalaadhacayso daaweyntooda. Hadda ba, waxa meesha ka baxday korontadii […]

Har harsan dembiilaha (Faallo xiiso badan)

Har harsan dembiilaha (Faallo xiiso badan)

Waxay ahayd maalin kale oo meel madoow ka galaysa taariikhda Soomaalida,waxaan waynay masuuliyiin iyo muwaadiniin ku baxay dhagarta Argagixisada. Maqaalkaan waxaan ku ifinaynaa waxa uu weerarkaan uga dhiganyahay Shabaab, dadwaynaha Somaaliyeed waxa la gudboon iyo saamaynta uu ku reebayo Dawladda Soomaaliya. Argagixisada Haddii aan ku hormaro iyo falkoodii,inagoo dib u eegaynaa ficiladoodii layaab wayn naguma […]

1 2 3 4