Heesaha

Hobolada Hiba Nuura oo caawa sheegtay inay isaga hartay fankii Somaliyeed, 48 sanadood ka dib

Hobolada Hiba Nuura oo caawa sheegtay inay isaga hartay fankii Somaliyeed, 48 sanadood ka dib

Hobolada Hiba Nuura oo caawa sheegtay inay isaga hartay fankii Somaliyeed, 48 sanadood ka dibHobolada weyn ee Somaliyeed Hiba Maxamed Hudoon (Hiba Nuura), ayaa waxay caawa shaacisay inay isaga baxday fankii Somaliyeed, ka dib muddo 48 sano ah oo ay ku soo jirtay. Hiba Maxamed Hudoon waxay fanka ku soo biirtay sanadka 1967-kii, mudadaasina ay […]