Heesaha

Xamda Queen (Qalbi Daadka Caashaqa) Official Song 2015

Xamda Queen (Qalbi Daadka Caashaqa) Official Song 2015

Qalbi Daadka Caashaqa waa hees cusub oo sanadkaan ay soo qaaday Fanaanada Xamda Queen, oo ka tirsan Xidigaha Geeska Afrika, oo Xaruntoodu tahay Magaalada Hargeysa. Miraha heestu waxaa sameeyay Abwaanka magaca baxay ee C/laahi Xasan Ganey, laxankana waxaa saaray Daauud Xanfar, iyadoo Axmed Weli uu isna u gaaracay muusikada. Heesta Qalbi Daadka Caashaqa, ayaa ah […]

Hees cusub oo loo sameeyay Ciidanka Difaaca Somaliya (Daawo Video)

Hees cusub oo loo sameeyay Ciidanka Difaaca Somaliya (Daawo Video)

Waa hees cusub oo waddani ah, isla-markaana uu dareen xamaasad leh uu ku laran yahay. Heestani waxaa loo qaaday Ciidanka Difaaca Somaliya, waana mid lagu guubaabinaayo. Heesta oo loogu magac daray (Ogoow Dhulka Hooyo), ayaa waxaa sameeyay Abwaanka weyn ee Somaliyeed Maxamed Xuseen (Awliyo Dadweyne). Waxaana laxanka saaray Jooqle Shire Jaamac, muusikadana waxaa u tumay […]