Dhacdooyinka

Gabar ciyaar daawatay oo lagu xukumay Magaalada Tahran

Gabar ciyaar daawatay oo lagu xukumay Magaalada Tahran

Qareenka u doodaya gabar reer Iran ah oo haysata dhalashada Britain ayna maxkamad kaga socotay magaalada Tehran iyada oo loo haystay in ay is ku dayday in ay daawato kubadda laliska ee ragga ayaa lagu xukumay halsano oo xarig ah. Gabadhaasi oo lagu magacaabo Ghoncheh Ghavami, ayaa laga qabtay garoonka Azadi bishii lixaad ee sanadkan […]

Bocor tankiisu dhan yahay 855kg oo laga helay dalka Ingiriiska (SAWIRRO)

Bocor tankiisu dhan yahay 855kg oo laga helay dalka Ingiriiska (SAWIRRO)

Beer ay lee yihiin laba nin oo walaalo ah, isla-markaana mataano ah, ayaa waxay beertoodu ku abuureen bocorkii ugu weynaa ee dalka Ingiriiska lagu abuuro, wuxuuna tankiisa uu yahay 855 kilo garaam (855kg). Bocorkii ugu weynaa dalka Ingiriiska, ayaa wuxuu tankiisu ahaa 718kg, waxayna mataanahaan galeen buugga diiwaanka ee wax yaabaha layaabka leh keydiya. Waxaan […]

Dhacdo layaab leh oo sanadkaan ka dhacday Xajka

Dhacdo layaab leh oo sanadkaan ka dhacday Xajka

Xaajiyad u dhalatay dalka Tuniisiya oo hal sano indho la’ayd ayaa uu dareenkii araggu u soo noqday xilli ay ku gudo jirtay gudashada xajka ee sannadkan. Xaajiyaddan Fadliga Alle araggu ugu soo noqday ayaa la sheegay in markii ay xujaajtu taagnaayeen buurta Carafah ay si aad ah ugu celcelinaysay duco ay Alle kaga baryeyso in […]

Wasiir “Muslim” ah oo ku dhawaaqay in Xajka yahay Waqti iyo Shaqaalo dhumis. Wa Wasiirkee?

Wasiir “Muslim” ah oo ku dhawaaqay in Xajka yahay Waqti iyo Shaqaalo dhumis. Wa Wasiirkee?

Dowlada Bangladesh aya maanta shaqada ka erisay wasiirkii isgaarsiinta Abdul Latif Siddique kadib markii uu dhaleeceeyay Xajka isagoo ku tilmaamay inu yahay waqti dhumis iyo mid keeno shaqooyinka dadka ay qabsan lahaayeen oo ay ka habsaamaan. Mucaaradka dalkaas aya dowlada ay hogaamiso haweenayda la dhoho Sheikh Hasina siiyay 24 saac inay shaqada uga ceyriso Abdul […]

Tuug dukaan dhacayo isagoo wato moos, kana dhigay bastoolad: Daawo Video

Tuug dukaan dhacayo isagoo wato moos, kana dhigay bastoolad: Daawo Video

Magaalada Philadelphia ee dalka Mareykanka aya waxa ka dhacday arin cajiib ah kadib markii uu nin madow oo wato baaskiil soo galay dukaan, kadibna markuu xaalada qiimeeyay iskana dhigay nin wax gadanayo qaatay xabad moos ah, deedna ku hoos qariyay funaanadiisa isagoo deedna inta istaagay miiskii alaabta la gato la saari jiray ku fiiqay dukaanlihii […]

Haweenay wariye ah oo si “live” ah isaga casishay shaqadii iyadoo caay ugu dartay TV-gii ay u shaqeynaysay: Daawo Video

Haweenay wariye ah oo si “live” ah isaga casishay shaqadii iyadoo caay ugu dartay TV-gii ay u shaqeynaysay: Daawo Video

Charlo Greene oo ah haweenay u shaqeyn jirtay TV ka howl galo gobolka Alaska ee dalka Mareykanka aya ka yaabisay dadkii daawanayey war soo jeedinteedii kadib markii si toos ah ay u sheegtay inay ka tagayso shaqada ay wado, uguna dartay TVgeedii: “Fuck it…waan ka tagaya shaqadan”. Arintan aya timid kadib markii Charlo ay soo […]

1 33 34 35