Dhacdooyinka

Somalia: Al-Shabab gunmen attack beach restaurant

Somalia: Al-Shabab gunmen attack beach restaurant

Al-Shabab fighters have attacked a beach restaurant in the capital Mogadishu with a car bomb before entering into a gunfight with security forces, according to police and the group. “A car bomb exploded at Banadir beach restaurant at Lido beach and there is exchange of gunfire. We have no other details so far,” Major Ahmed […]

SAWIRRO: Turkiga oo qabtay afar ka mid ah Saraakiishii qaarajin rabtay Madaxweyne Erdogan

SAWIRRO: Turkiga oo qabtay afar ka mid ah Saraakiishii qaarajin rabtay Madaxweyne Erdogan

Laamaha ammaanka ee dalka Turkiga, ayaa waxay gacanta ku dhigeen afar ka mid ah Saraakiishii Militariga, ee uu ka fashilmay afgambigii ay ku doonayeen inay kursiga kaga tuuraan Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan. General Gokhan Sahin Sonmezates, Hasan Arslanbay iyo Ali Saribey, ayaa waxaa siyaabooyin kala duwan looga soo qabtay Gobolka Mugla. Saraakiishaan, ayaa waxaa […]

Muxuu yahay wadaadka Fethullah Gülen?

Muxuu yahay wadaadka Fethullah Gülen?

Fethullah Gülen oo ah wadaad u dhashay dalka Turkiga, ayaa wuxuu ku nool yahay dalka Mareykanka, waxaana Sabtidii lagu eedeeyay in uu soo maleygay afgambiga fashilmay ee Turkiga ka dhacay. Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa si cad saaxiibkiisii hore ugu eedeeyay in uu soo maleygay afgambigii la damacsanaa in talada dalka looga xayuubiyo, inkastoo […]

SAWIRRO: Gariiga oo si xun u bahdilay Saraakiishii ka carartay Turkiga

SAWIRRO: Gariiga oo si xun u bahdilay Saraakiishii ka carartay Turkiga

Dowladda Gariiga, ayaa waxay si xun u bahdishay sideed ka mid ah Saraakiisha Militariga Turkiga, oo Sabtidii ka baxsaday Turkiga, ka dib markii uu fashilmay afgambigii lagu doonaayay in xilka looga tuuro Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan. Saraakiishaan oo ku lug lahaa afgambiga dhicisoobay, ayaa iyagoo la baxsaday diyaarad helicopter ahayd ka degay Magaalada Xuduuda ku […]

Haddii la dilay Axmed Godane laba sano ka hor, maxaa keenay sii socoshada weerarada Shabaab?

Haddii la dilay Axmed Godane laba sano ka hor, maxaa keenay sii socoshada weerarada Shabaab?

Inta badan dadka Soomaaliyeed, ayaa qir iyo qar ka joogga weerarada xargaha goystay ee Ururka Al Shabaab uu ka gaysanayo Magaalooyinka Wadanka, waxayse su’aal ka qabaan waxa keenay sii socoshada weeraradooda, marba haddii la qaraajiyay midkoodii ugu mayalka adkaa, lafdhabarkana u ahaa dhismahooda, waa Axmed Cabdi Aw Maxamed (Axmed Godane), balse isu magacaabay Sheekh Mukhtaar […]

Axmed Nuur Jimcaale oo wareysi kaga hadlay tallaabada looga saaray liiska argagaxisada

Axmed Nuur Jimcaale oo wareysi kaga hadlay tallaabada looga saaray liiska argagaxisada

Ganacsadaha caanka ah ee Axmed Nuur Cali Jimcaale, ayaa waxaa uu ka hadlay tallaabada uu Mareykanka kaga saaray liiska dadka lala xiriirinayo falalka ku lugta leh arrimaha argagaxisada. Waaxda Maaliyadda Mareykanka, ayaa toddobaadkii hore liiska argagaxisada ka saartay ganacsadahan Somaliyeed, iyadoona qoraal ay soo saartay soo gaarsiisay Dowladda Jabuuti, oo ganacsadaha lagu ogeysiinaayay in liiskii […]

Sahra Samatar: Dadka Soomaaliyeedow waala idin khalday

Sahra Samatar: Dadka Soomaaliyeedow waala idin khalday

Wasiirka Wasaaradda Haweenka Somaliya, Sahra Maxamed Cali Samatar, ayaa waxay ka hadashay murun xoogan oo ka dhashay sharci uu dhawaan ansaxiyay Golaha Wasiirada Somaliya, markii dambena ay ka horyimaadeen Culima’udiinka. Hay’adda Culimada Somaliyeed, ayaa wax ka horimanaya Shareecada Islaamka ku sheegtay dokumenti ay soo diyaarisay Wasaaraadda Haweenka, oo la xiriiray siyaasadda qaranka ee jinsiga. Sahra […]

Hadal uu laba sano ka hor sheegay General Dhega-badan oo soo ifbaxay (Aqriso + Dhageyso)

Hadal uu laba sano ka hor sheegay General Dhega-badan oo soo ifbaxay (Aqriso + Dhageyso)

Allaha u naxariistee Abaan Duulihii hore Ciidanka Xoogga Dalka, General C/kariin Yuusuf Aadan (Dhega-badan), ayaa waxaa uu laba sano ka hor sheegay inaanay Shabaabku kala jecleen dadka Somaliyeed, isla-markaana ay u dilayan si aan kala sooc lahayn. Qarax miino oo Shabaabku ay ku aaseen Deegaanka Lafoole, ayaa waxaa uu Khamiistii la kacay gaari BL ahaa […]

SAWIRRO dheeraad: Dadkii lagu laayay Lafoole

SAWIRRO dheeraad: Dadkii lagu laayay Lafoole

Waxaa isa soo taraaya dhimashada dadkii maanta ku la’day weerarkii qaraxa loo adeegsaday ee lagu qaaday gaari rakaab ahaa, oo maraayay Deegaanka Lafoole, oo ku yaala inta u dhaxeyso Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Gebi ahaanba gaariga uu qaraxu haleelay, ayaa noqday mid baaba’ay, sida ay muujinayan muuqaalo kala duwan oo […]