Ciyaaraha

Daawo Sawirada: Portugal oo ku guuleysatay Koobka Qaramada Yurub

Daawo Sawirada: Portugal oo ku guuleysatay Koobka Qaramada Yurub

Portugal ayaa khasaare hor leh kala kulmay kulankii France, markii kabtan Cristiano Ronaldo dhaawac looga saaray kulanka finalka Euro 2016 ,laakiin gool muhiim ah ayay heleen waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta, iyadoo kubada Eder uu dhaliyay ay ku qaadeen tartanka Euro 2016. Weeraryahanka Real Madrid Ronaldo ayaa ka baxay garoonka isagoo ilmeynaya daqiiqadii 25-aad kulankii […]

Juventus oo u soo gudubtay Semi Final, markii ay ka gudubtay Monaco

Juventus oo u soo gudubtay Semi Final, markii ay ka gudubtay Monaco

Kulan dhex maray kooxaha AS Monaco iyo Juventus ayaa ku dhamaaday barbaro gool la’aan ah taas oo kooxda Allegri ka caawisay inay u soo baxdo wareega afar dhamaadka Champions Leaque-ga. Kadib markii ay kulankii hore ee garoonkeeda ka dhacay ay Juventus 1:0 guul kaga soo gaadhay kooxda Monaco ayay kulanka lugta dabe labada kooxood galeen […]

Real Madrid oo caawa garaacday Atletico Madrid, una soo gudubtay Semi Fiinaalaha

Real Madrid oo caawa garaacday Atletico Madrid, una soo gudubtay Semi Fiinaalaha

Kooxda Real Madrid ayaa guul cidhiidhi ah garoonkeeda kaga gaadhay kooxda Atletico Madrid, waxayna Los Blancos guushan ku gaadhay gool uu dhamaadkii ciyaarta usaxiixay Javier Hernandez. Guushan ayaa Real Madrid ka caawisay inay u soo baxdo afar dhamaadka Champions Leaque, waxayna ku biirtay kooxdah Barcelona, Bayern Munich iyo Juventus.Kadib sideed kulan oo ay xili ciyaareedkan […]

Barcelona oo caawa 2-0 ku xusul daartay kooxda PSG, una soo gudubtay Semi Final

Barcelona oo caawa 2-0 ku xusul daartay kooxda PSG, una soo gudubtay Semi Final

Kooxda Barcrelona ayaa markale Camp Nou ku dubatay kooxda ree France ee PSG, waxayna Barcelona guushan ku gaadhay 2:0. Neymar ayaa labada gool Barcelona udhaliyay qaybtii hore ee ciyaarta , waxayna guushani Barca ka caawisay inay tikidhka u goosato wareega afar dhamaadka Champions Leaque-ga. Barcelona ayaa Camp Nou ku soo dhawanaysay kooxda PSG kulanka lugta […]

Bayern Munich oo ku ciil baxday FC Port, kagana adkaatay 6-1

Bayern Munich oo ku ciil baxday FC Port, kagana adkaatay 6-1

Kooxda Bayern Munich ayaa garoonkeeda ku gumaaday FC Porto oo marti ugu hayad, waxayna Bayern guushan ku gaadhay 5:1. Bavaria ayaa qaybtii hore ee ciyaartaba dhulka ku jiiday kooxda martida u ahayd ee Porto, waxaana goolasha daadka ah udhaliyay, Thiago Alcántara ,Jerome Boateng, Thomas Muller, Xavi Alonso oo min hal gool dhaliyay iyo Robert Lewandowski oo laba […]

FC Port oo caawa 3-1 ku durdurisay kooxda Bayern Munich, lugta hore ee Wareega 8-da ee Champion League

FC Port oo caawa 3-1 ku durdurisay kooxda Bayern Munich, lugta hore ee Wareega 8-da ee Champion League

Kooxdqa FC Porto ayaa garoonkeeda cashar lama ilaawaan ah ugu soo dhigtay Bayern Munich oo marti ugu hayd. Porto ayaa kooxda dhaawacyadu dishoodeen ee Bayern guushan kaga gaadhay 3:1 waxaana guulasha u kala dhaliyay Quaresma oo laba gool dhaliyay iyo Jackson Martínez oo goolka kale dhaliyay, waxaan Baryern goolka kaliya udhaliyay Thiago Alcántara.Porto ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareed […]

Barcelona oo dubatay Man City iyo Juventus oo ku durdurisay Dortmund

Barcelona oo dubatay Man City iyo Juventus oo ku durdurisay Dortmund

Kooxda Barcelona ayaa markale garoonkeeda guul kaga gaadhay dhigeeda Man City, waxayna Barca guushan ku gaadhay 1:0, waxaan goolka kaliya ee ay ku badisay udhaliyay Ivan Rakitic. Barcelona ayaa xili ciyaareedkii sideedaad oo xidhiidh ah soo gaadhay wareega sideed dhamaadka Champions leaque-ga halka ay markale dhulka ku jiiday rajadii Man City ee ahayd inay u […]

1 2 3 5