Home Wararka Maanta C/laahi Sheekh Xasan oo loo magacaabay Afhayeenka Golaha Iskaashiga

C/laahi Sheekh Xasan oo loo magacaabay Afhayeenka Golaha Iskaashiga

C/llaahi Sheekh Xasan oo ah Wasiirka Dastuurka ee Maamulka Koofur Galbeed ayaa loo magacaabay Afhayeenka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, kadib qoraal ka soo baxay Golaha Iskaashiga.

SHARE