Ciidamada Huwanta oo dib uga baxay Degmada Badhaadhe

Ciidamada Huwanta oo dib uga baxay Degmada Badhaadhe

Ciidanka Militariga Kenya oo hormuud u ahaa Ciidamadii Huwanta ee Talaadadii la wareegay gacan ku haynta Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxaa la soo sheegaya in ay dib uga baxeen degmadaasi. Ciidamada Kenya ee la wareegay Badhaadhe, ayaa waxaa hawlgalkaasi ku wehlinaayay Ciidanka Gobolka Waqooyi Bari, ee loo yaqaano (Home Guard) iyo ciidan […]

Labada Aqal oo magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha (Aqriso magacyada guddiga)

Labada Aqal oo magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha (Aqriso magacyada guddiga)

Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyay oo wadajir ah, waxaa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho, iyagoona isla maantaba magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha. Guddoonka Labada Aqal, ayaa waxaa ay magacaabeen guddi ka kooban 16 xubnood. 10 xubnood oo ka tirsan (Aqalka Hoose “Golaha Shacabka” iyo 6 ka imaaneysa Aqalka Sare). Magacyada […]

Ciidamada Kenya oo toddobo qof ku dilay Degmada Badhaadhe, ka dib markii ay kala wareegeen Shabaab

Ciidamada Kenya oo toddobo qof ku dilay Degmada Badhaadhe, ka dib markii ay kala wareegeen Shabaab

Ciidamada Kenya, ayaa maanta toddobo qof oo laba ka mida ay dumar yihiin ku dilay Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose, saacado ka dib markii ay kala wareegeen Ururka Al Shabaab. Ciidamada Kenya ee la wareegay Degmada Badhaadhe, ayaa waxaa hawlgalkaasi ku wehlinaayay Ciidanka Gobolka Waqooyi Bari Kenya, ee loo yaqaano (Home Guard) iyo ciidan […]

Shabaab oo xukun dil ku fuliyay askari u dhashay dalka Uganda

Shabaab oo xukun dil ku fuliyay askari u dhashay dalka Uganda

Warbaahinta Ururka Al Shabaab, ayaa baahisay in la toogtay mid ka mid ah askarta reer Uganda, ee gacanta ugu jira Shabaabka hubeysan ee dagaalka ka wada dalka Somaliya. Askariga la toogtay oo lagu magacaabi jiray Masassa M.Y, ayaa waxaa uu ka tirsanaa Ciidanka Militariga Uganda, ee qaybta ka ah Amisom, waxaana ay Shabaabku ku qabteen […]

Outrage over Somali gang-rape video

Outrage over Somali gang-rape video

The gang rape of a 16-year-old girl has caused outrage in Somalia after pictures and a video of the incident began circulating on social media. Campaigners have set up a GoFundMe page to raise money to help the girl and her family have had to flee their home “for fear of being ostracised”. She remains […]

Faah faahin khasaaraha ka dhashay dagaalkii maanta ka dhacay Magaalada Cadaado

Faah faahin khasaaraha ka dhashay dagaalkii maanta ka dhacay Magaalada Cadaado

Ugu yaraan laba qof, ayaa ku dhimatay, iyadoo shan kalana ay ku dhaawacantay dagaal maanta ka dhacay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Cadaado waxay xarun ku meel gaar (Kmg) u tahay Maamulka Galmudug. Iska horimaadkan, ayaa u dhaxeeyay Ciidamada Booliska iyo Nabad Suggida Galmudug. Dhammaan dadka ku waxyeeloobay dagaalkaasi, ayaa ka tirsan dhinacyadii uu u […]

Joe Biden oo xusul daaray Donald Trump

Joe Biden oo xusul daaray Donald Trump

Joe Biden, Madaxweyne Ku Xigeenka Mareykanka, ayaa weerar kulul oo afka ah ku qaaday Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka, Donald Trump, ka dib markii uu shaki geliyay hadalka ka soo yeeray CIA-da Mareykanka, ee ku aadan in Ruushka uu fara-gelin ku sameeyay doorashada bishii November ka dhacday Mareykanka. Donald Trump, ayaa qoraalo dhawr ah […]

1 2 3 183