Muwaadin Somaliyed oo dil iyo Kufsi lagu eedeeyay oo lagu maxkamadeynaayo Talyaaniga

Muwaadin Somaliyed oo dil iyo Kufsi lagu eedeeyay oo lagu maxkamadeynaayo Talyaaniga

Dowladda Talyaaniga, gaar ahaan Dacwad oogayaasheeda ayaa soo dhameystiray Qoraal dheer, kaas oo muujinaya Tacadiyo uu geystay Cismaan Maxamuud oo ah 22-sano jir Somali ah. Ninkan Somaliga ah ayaa horey loogu eedeeyay in uu la shaqeyn jiray Kooxaha dadka Tahriibiya, waxaana uu Talyaaniga ku soo galay qaab Qaxootinimo ah bilowgii bishii September ee sannadkii hore. […]

Xildhibaanada Galmudug oo diiday la kulanka Xildhibaano ka socda dowladda dhexe ee Cadaado tagay

Xildhibaanada Galmudug oo diiday la kulanka Xildhibaano ka socda dowladda dhexe ee Cadaado tagay

Xildhibaanada Mucaaradka ku ah C/kariin Xuseen Guuleed ee sheegay inay xilkii ka qaaday ayaa iska diiday inay la kulmayaan Xildhibaano ka socda Dowladda Dhexe oo deegaanka ka soo jeeda, kuwaasi oo tagay Magaalada Cadaado. Xubnaha Xildhibaanada ah ee tagay Magaalada Cadaado, ayaa waxaa hogaaminaayay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” iyo Xildhibaano kale […]

Burundi oo lagu qancinaayo in ciidamadeeda ay sii joogaan Somaliya

Burundi oo lagu qancinaayo in ciidamadeeda ay sii joogaan Somaliya

Madaxa Amniga iyo Nabad gelyada Midowga Afrika Smail Chergu ayaa booqasho labo maalmood ah ku jooga Magaalada Bujumbura ee Dalka Burundi, kadib markii Dowladda Burundi ay dhowaan sheegtay in ay Ciidamadeeda kala baxeyso Somaliya. Smail Chergu ayaa markii uu tagay Magaalada Bujumbura ee Dalka Burundi waxa uu ubax dhigay Qabriga Major General Juvenal Niyoyunguruza oo […]

Suxufi Amiin C/casiis oo xalay gurigiisa oo ku yaal Buulo Burde lagala baxay

Suxufi Amiin C/casiis oo xalay gurigiisa oo ku yaal Buulo Burde lagala baxay

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Buulo Burde, ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka magaaladaasi gurigiisa ay xalay kala baxeen Suxufi Amiin C/casiis Sheekh Cali oo ka mid ahaa Suxufiyiinta  ka hawlgala magaaladaasi. Suxufigaan ayaa laga la baxay hoygiisa, ka dib markii ciidamo hubeysan ay u galeen, iyadoo illaa hada aanan laga war haynin xaalada uu ku […]

Axmed Madoobe oo Wafdi ka socda Jarmalka kula kulmay Kismaayo (SAWIRRO)

Axmed Madoobe oo Wafdi ka socda Jarmalka kula kulmay Kismaayo (SAWIRRO)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Somaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowlada Jarmalka ee Soomaaliya Jutta Frasch iyo ku xigeenka Safiirka iyo Madaxa Arimaha Bini’aadanimada ee Safaarada u qaabilsan Somaaliya. Madaxweynaha iyo xubnahan ay hormuudka u ahayd Safiir Jutta Frasch ayaa waxaa ay ka wada hadleen Arimaha Qoxootiga iyo […]

Maxamed Abuu Tariika oo lagu daray liiska Argagixisada

Maxamed Abuu Tariika oo lagu daray liiska Argagixisada

Ciyaaryahankii hore ee Xulka Qaranka Masar iyo Kooxda Al Ahli ayaa Dowladda Masar,waxa ay ku dartay Liiska Argagixisada kaddib markii ay ku eedeysay in uu maal gelin jiray Ururka Walaalaha Muslimiinta ee Masar. Abuu Tariika,ayaa 2008-dii ku guuleystay abaalgudka BBC-da ee Ciyaaryahanka Afrika ugu wanaagsan,waxaana uu hadda wajahayaan eedo dheeraad ah. Waxyaabaha lagu haysto waxaa […]

Mohamed Aboutrika: Egypt adds ex-footballer to terror list

Mohamed Aboutrika: Egypt adds ex-footballer to terror list

Egypt has added ex-football star Mohamed Aboutrika to a terror list for his alleged links with the banned Muslim Brotherhood, his lawyer says. Mr Aboutrika is accused of financially supporting the Brotherhood, which Egypt considers a terrorist organisation. In 2012, he endorsed the successful presidential bid by Mohamed Morsi, a Brotherhood member. The move by […]

Guddiga Maamulka Maaliyada oo soo dhaweeyay Wakillka cusub ee IMF u soo magacowday Somaliya

Guddiga Maamulka Maaliyada oo soo dhaweeyay Wakillka cusub ee IMF u soo magacowday Somaliya

Guddiga Maamulka Maaliyadda ayaa 15 Janaayo 2017 ku qabtay kulankiisii 20-aad ee bilaha ahaa magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Kulankaan ayaa guddigu kaga dooday horumarada uu Bangiga Dhexe ee Somaliya ka sameeyey daba galka hantida ku abaaday akoonadii Bangigii Ganacsiga Soomaaliya ku lahayd dibadaha. Guddiga maaliyadu waxay siiyeen ogolaansho uu bangiga Dhexe ku sii wadi […]

1 2 3 430