Meydadka afar ka mid ah Ciidanka Kenya oo la gaarsiiyay Magaalada Nairobi (SAWIRRO)

Meydadka afar ka mid ah Ciidanka Kenya oo la gaarsiiyay Magaalada Nairobi (SAWIRRO)

Meydadkii ugu horeeyay oo ka mid ah Ciidankii Kenya ee lagu laayay Degmada Ceelcadde, ayaa waxaa xalay la gaarsiiyay Xarunta Wadanka Kenya Ee Magaalada Nairobi. Diyaarad siday meydadka askartaasi, ayaa waxaa Garoonka Wilson ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Kenya, haweeneyda lagu magacaabo Raychelle Omamo iyo Taliyaha Ciidanka Militariga Kenya, General Samson Mwathethe. Wasiiradda oo Warbaahinta […]

10 ka mid ah Ciidanka Kenya oo la soo badbaadiyay oo la geeyay Magaalada Nairobi (SAWIRRO)

10 ka mid ah Ciidanka Kenya oo la soo badbaadiyay oo la geeyay Magaalada Nairobi (SAWIRRO)

Diyaarad siday ugu yaraan 10 ka mid ah Ciidanka Militariga Kenya, ayaa waxay gaartay Magaalada Nairobi, ka dib markii laga soo badbaadiyay inay ku dhacaan gacanta Ururka Al Shabaab. Ciidankan, ayaa ka mid ahaa Ciidankii Kenya ee Jimcihii lagu weeraray fariismaha ay ku leeyihiin Degmada Ceelcadde Ee Gobolka Gedo. Waxaana soo badbaadiyay diyaaradaha qumaatiga u […]

Madaxweyne Xasan oo Madaxtooyada ku qaabilay ninka lagu soo bedelay Nicholas Kay (SAWIRRO)

Madaxweyne Xasan oo Madaxtooyada ku qaabilay ninka lagu soo bedelay Nicholas Kay (SAWIRRO)

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabiley Wakiilka cusub ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe ee arrimaha Soomaaliya, Michael Keating. Madaxweynaha ayaa wakiilka cusub uga warbixiyay xaaladda dalka, isagoo si gaar ah diiradda u saaray horumarka laga sameeyay dhinacyada amniga , siyaasadda, qeybsiga kheyraadka iyo dib u dhiska dalka. […]

Wararkii ugu dambeeyay Shirka Magaalada Kismaayo iyo Shirka oo mar lagu kala kacay

Wararkii ugu dambeeyay Shirka Magaalada Kismaayo iyo Shirka oo mar lagu kala kacay

Wararka inaga soo gaaraaya Magaalada Kismaayo, ayaa waxay sheegayaan in fashil uu ku sigtay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran, oo Khamiistii ka bilowday Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Madaxda Dowladda Somaliya iyo Maamul Goboleedyada, ayaa waxay isku khilaafsan yihiin nooca lagu soo xulaayo Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya iyo Dhismaha Aqalka Sare. Tan iyo Khamiistii waxaa socotay dood kulul […]

Al-Shabab seizes African Union base in Somalia

Al-Shabab seizes African Union base in Somalia

Al-Shabab militants have overrun an African Union military base outside the southern Somali town of el-Ade. The Islamist group says it has taken “complete control” of the AU camp and killed more than 60 Kenyan soldiers. Residents told the BBC that al-Shabab had raised its flag at a camp for Kenyan troops and said insurgents […]

Al Shabaab oo amartay in xabaal wadareed loo sameeyo Ciidanka Kenya iyo meydad kale oo la soo bandhigay

Al Shabaab oo amartay in xabaal wadareed loo sameeyo Ciidanka Kenya iyo meydad kale oo la soo bandhigay

Al Shabaab, ayaa waxay maanta amartay in xabaal wareed loo sameeyo Ciidankii Militariga Kenya, ee lagu laayay Degmada Ceelcadde iyo goobaha kale ee ku dhow dhow. Ururka Al Shabaab, ayaa maanta Fagaare Degmada Ceelcadde ku yaala waxay ku soo bandhigtay meydadka toddobo ka mid ah Ciidanka Kenya, oo lagu dilay duleedka Degmadaasi. Ciidankan, ayaa waxay […]