UNESCO chief denounces murder of Somali radio journalist

The head of the United Nations agency tasked with defending press freedom has deplored the murder of Abdirisak Ali Abdi, a journalist killed in the town of Galkayo, Somalia, and called for a thorough investigation into the crime. “I condemn the killing of Abdirisak Ali Abdi,” said a statement by the Director-General of the UN […]

Plot to kick out Somalia PM derailed by hecklers

Plot to kick out Somalia PM derailed by hecklers

MPs disrupted Somalia Parliament just as the House was scheduled to discuss a motion of no confidence against Somali Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed. Although the media was kept out of the House, interviews with MPs reveal that lawmakers started chanting and singing, making it impossible to conduct business in the House. It was the […]

Kenya oo si dhow uga hadashay khilaafka u dhaxeeya Madaxda Dowladda iyo fariin ay Caalamka u dirtay

Kenya oo si dhow uga hadashay khilaafka u dhaxeeya Madaxda Dowladda iyo fariin ay Caalamka u dirtay

Dowladda Kenya, ayaa waxay ka hadashay khilaafka xargaha goystay ee u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada C/weli Sheekh Axmed. Madaxweyne Ku Xigeenka Kenya oo maanta Saxaafada kula hadlay Magaalada Nairobi, ayaa wuxuu ku soo haddalqaaday khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Magaalada Muqdisho, kaasoo ragaadiyay hawlihii Hay’adaha Dowladda. Madaxweyne Ku […]

Xildhibaanada mooshinka diidan oo sheegay in loogu hanjabay Magaalada Muqdisho

Xildhibaanada mooshinka diidan oo sheegay in loogu hanjabay Magaalada Muqdisho

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ee mooshinka diidan, ayaa waxay sheegeen in loogu hanjabay Magaalada Muqdisho, sababo ku aadan iyagoo ka biyo diidan mooshinka laga keenay Xukuumada C/weli Sheekh Axmed Maxamed. Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo galabta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu sheegay in ay u hanjabeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federalka Somaliya. […]

Mooshin Keen & Mooshin diid Manoo danbaa?

Mooshin Keen & Mooshin diid Manoo danbaa?

Soomaaliya Waxaa soo wajahay Xaalad Adag Markii ay Burburtay Dawladii Kacaanka, Waxaana uu Dalka Soomaaliya uu Cagaha lagalay Qalalaase Siyaasadeed kaas oo ilaa iyo hada laga soo kaban layahay, waxaana Dadka Soomaaliyeed gaaray dhibaato xoogleh taas oo Horseed u noqotay in la arko marwalba Siyaasiyiinta Soomaaliya oo isku qilaafsan waxyar oo Xalkoodu dhowyahay Marka dambase […]

1 120 121 122