Somali president appoints Hassan Ali Khaire as new PM

Somali president appoints Hassan Ali Khaire as new PM

Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed on Thursday appointed Hassan Ali Khaire as the new prime minister. Khaire, who worked for Norwegian Refugee Council (NRC) as a regional director, holds a dual Somali-Norwegian citizenship. Endi Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com ama dhacdo@hotmail.com

Madaxweynaha Somaliya oo Ra’iisal Wasaare u magacaabay Xasan Cali Khayre

Madaxweynaha Somaliya oo Ra’iisal Wasaare u magacaabay Xasan Cali Khayre

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa saakay magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, iyadoona uu u magacaabay Xasan Cali Khayre. Xasan Cali Khayre, ayaa waxaa uu noqonayaa Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Somaliya, waxaana muddo bil ah looga fadhiyaa in uu ku soo magacaabo Golaha Wasiirada. Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo oo 8-dii bishan loo doortay Xafiiska Madaxtooyada, […]

Safaaradda Jabuuti ee Magaalada Muqdisho oo la dhagax dhigay (Daawo Sawirada)

Safaaradda Jabuuti ee Magaalada Muqdisho oo la dhagax dhigay (Daawo Sawirada)

Madaxda Somaliya iyo Jabuuti, ayaa Arbacadii dhagax dhigay dhismaha safaaradda cusub, ee lagu wado in Jamhuuriyadda Jabuuti ku yeelato Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo dhigiisa Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geele, ayaa si wada jira u dhagax dhigay dhismahan. Labada Madaxweyne oo ka hadlay xaflad kooban oo lagu dhagax dhigaayay dhismaha safaaradda, […]

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu caleemo saaray Magaalada Muqdisho

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu caleemo saaray Magaalada Muqdisho

Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, ayaa maanta lagu caleemo saaray munaasabad ka dhacday Magaalada Muqdisho ee Xarunta Wadanka Somaliya. Munaasabadda, ayaa waxaa goob joog ka ahaa oo ka qeyb-galay madax ay ka mid yihiin madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ra’iisul wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya […]

Wararkii ugu dambeeyay madaafiic lagu garaacay Magaalada Muqdisho oo dad ay ku dhinteen

Wararkii ugu dambeeyay madaafiic lagu garaacay Magaalada Muqdisho oo dad ay ku dhinteen

Tiro madaafiic ah, ayaa galabta lagu garaacay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, iyadoo madaafiicdu ay gaysteen khasaaro dhimasho iyo dhaawacba isugu jira. Madaafiicdan, ayaa waxaa la soo sheegaya in ay ku soo dhaceen xaafadaha Degmada Wadajir qaarkood, iyadoo ay afar qof ku dileen xaafadda Kaawo Godey, tiro kalana ay ku dhaawaceen. Wararka, ayaa waxay intaa […]

Nabadoon caawa lagu dhex dilay hoygiisa oo ku yaala Magaalada Muqdisho

Nabadoon caawa lagu dhex dilay hoygiisa oo ku yaala Magaalada Muqdisho

Nabadoon Cabdi Cumar Ibraahim, ayaa waxaa caawa lagu dhex dilay hoygiisa oo ku yaala Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir. Rag bistoolado ku hubeysnaa, ayaa fiidnimadii caawa gudaha u galay hoyga Nabadoon Cabdi Cumar Ibraahim oo ku yaala agagaarka xaafadda Buur Koroole, iyadoona la sheegay in ay ku dhex dileen. Raggan, ayaa waxay falkaasi ka […]

Amar muddo laba maalmood lagu xiraayo wadooyinka Magaalada Muqdisho oo la soo saaray

Amar muddo laba maalmood lagu xiraayo wadooyinka Magaalada Muqdisho oo la soo saaray

Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa shaaca ka qaaday laba maalmood in la xiri doono wadooyinka Magaalada Muqdisho, si loogu xaqiijiyo ammaanka caleemo saarka Madaxweynaha Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo). Madaxweynaha Somaliya, ayaa waxaa lagu wadaa in Arbacada lagu caleemo saaro Magaalada Muqdisho, iyadoona ay caleemo saarkiisan ka qaybgelayaan masuuliyiin isaga kala imaanaysa dal iyo dibadba. Gudoomiye […]

Nin la soo shaqeeyay Xasan Sheekh Maxamuud oo iska casilay Xisbiga PDP

Nin la soo shaqeeyay Xasan Sheekh Maxamuud oo iska casilay Xisbiga PDP

Waxaan cadeynayaa laga billaabo maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 20/02/2017 In aan iska casilay ka sii mid ahaanshiyihii Xisbiga Nabadda iyo Horumarka (PDP). Xisbiga ayaan wakiil uga ahaa wadamada Yurub laga soo billaabo 20/07/2011, oo ahayd maalintii iigu horeysay ee aan ku biiray. Waxaan waqti badan sida bulsha badan igu taqaanay ka tirsanaa […]

Madaxweynaha Hirshabelle oo galabta magacaabay Golihiisa Wasiirada (Aqriso magacyada Wasiirada)

Madaxweynaha Hirshabelle oo galabta magacaabay Golihiisa Wasiirada (Aqriso magacyada Wasiirada)

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle, Cali C/laahi Cosoble, ayaa gelinkii dambe ee maanta soo saaray liiska magacyada xubnaha ka midka noqonaya Golihiisa Wasiirada. Madaxweynaha Hirshabelle oo Axadii dib ugu laabtay Magaalada Jowhar, ayaa wuxuu magacaabay 23 Wasiir, 23 Ku Xigeeno iyo 6 Wasiiru Dowle. Agaasimaha Madaxtooyada Hirshabelle, C/qaadir Cabdulle Xooshow, ayaa Saxaafadda u akhriyay liis ay ku […]

Carte oo la kulmay Danjiraha Britain ee Somaliya (SAWIRRO)

Carte oo la kulmay Danjiraha Britain ee Somaliya (SAWIRRO)

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Wadanka, Maxamed Cumar Carte ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Cusub ee Britain, Amb. David Concar, iyaga oo ka wada hadlay qaban-qaabada shir heer sare ah oo ku saabsan horumarka iyo amniga dalka, oo sannadkan lagu qaban doono Magaalada London. Maxamed Cumar Carte, ayaa Safiirka kala hadlay wax yaabaha looga hadli doona […]

1 2 3 259