A Young Somali Lawyer Follows In the Footsteps of His Father

A Young Somali Lawyer Follows In the Footsteps of His Father

The Somali community of Canada congratulates the new lawyers recently called to the Bar of Ontario, Canada. Among the recently minted members of the Law Society of Upper Canada is 27-year-old Somali-Canadian Aweis Osman. Aweis recently graduated with a law degree from Dalhousie University in Halifax, Nova Scotia. Born in Mogadishu, Somalia, Aweis follows in the […]

Madaxweyne Xasan oo magacaabay Guddiga Doorashooyinka Somaliya

Madaxweyne Xasan oo magacaabay Guddiga Doorashooyinka Somaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa uu magacaabay Guddiga Doorashooyinka, xilli sanadkan lagu wado in Doorasho Guud ka qabsoomto Somaliya. War Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliya, ayaa lagu magacaabay Guddiga Doorashooyinka, si ay u maareeyan Doorashooyinka Guud ee ka qabsoomaya Somaliya. War Saxaafadeedkan, ayaa u qornaa sidatan:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane […]

Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Weerar ismiidaamin ah, ayaa wuxuu goor dhow ka dhacay maqaaxi ku taala Isgoyska Cali Kamiin ee Degmada Wardhiigley ee Bartamaha Magaalada Muqdisho. Wiil yar oo watay suunka ka samaysan walxaha qarxa, ayaa waxaa uu isku qarxiyay maqaaxidan, oo mararka qaarkood ay fadhiisan jireen Ciidamada Dowladda Somaliya. Warar kala duwan, ayaa ka soo baxaaya khasaaraha ka […]

Diyaaraddii Masar oo ugu dambeen la xaqiijiyay inay ku burburtay badda cad

Diyaaraddii Masar oo ugu dambeen la xaqiijiyay inay ku burburtay badda cad

François Hollande, Madaxweynaha Faransiiska, ayaa waxaa uu xaqiijiyay inay burburtay diyaaraddii Masar laga lahaa, ee saacadihii hore ee saakay la waayay, iyadoo sida uu sheegay ku burburtay Badda Cad. Madaxweynaha, ayaa wuxuu sheegay inay baarayaan waxa sababay inay dhacdo diyaaradda, iyadoo uu xusay in xeer ilaalinta Faransiiska ay bilowday baaritaano ku aadan amuurtaasi. Wasiirka Duulista […]

1 2 3 89