Home Wararka Maanta AKHRISO: War-Murtiyeed laga soo saaray shirka Madasha Guddiyada Dastuurka

AKHRISO: War-Murtiyeed laga soo saaray shirka Madasha Guddiyada Dastuurka

War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka Madasha Guddiyada Dastuurka ee heer federaal iyo heer Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda federaalka kaas oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.

Madasha ayaa dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadda ugu baaqday in ay si deg deg ah u dhameeyaan Khilaafka ka dhex taagan si loo soo afjaro dib u eegista dastuurka.

Halkaan hoose ka akhriso war-murtiyeedka laga soo saaray shirka Madasha Guddiyada Dastuurka:-

SHARE